">
Somali news, somalia news, news on somalia


  • Soomaalida Kenya oo ku laabanaya dalkooda

    Tan iyo markii ay Kenya soo saartay amarka ah in qaxootiga iyo dadka magangalyada doonka ee Soomalida ah ay dib ugu laabtaan xeryaha qaxootiga, waxaa kordhay dadka ku laabanaya Soomaaliya.

    53 views

    Published By: bbc Somali - Today


Random News